Walalaalayaal Waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa Sawiridadii ugu danbeeyey ee Markazka Kaas oo maraayo gabagabo. Daawo Sawirada Hoose.
Wax qabadka alxikmah 1 title
Wax qabadka ALXIKMAH waxaa ka mid ah xarunta Ibnu-baz muqdisho, xarunta Imaamu Shaafici ee Burco & Xarunta Alxikmah ee Gaalkacyo.
Wax qabadka alxikmah 2 title
Wax qabadka ALXIKMAH waxaa ka mid ah xarunta Ibnu-baz muqdisho, xarunta Imaamu Shaafici ee Burco & Xarunta Alxikmah ee Gaalkacyo.
Wax qabadka alxikmah 3 title
Wax qabadka ALXIKMAH waxaa ka mid ah xarunta Ibnu-baz muqdisho, xarunta Imaamu Shaafici ee Burco & Xarunta Alxikmah ee Gaalkacyo.
Markazka Ibnu Baaz Muqadisho oo gabo gabo Maraayo + Sawiro Daawo
DHAGAX-DHIGGA & DHISMAHA CUSUB EE MARKAZKA IBNU BAAZ MUQDISHO (MUQ-09/03-2011+Sawirro)
MARKAZKA DACWADA IYO HANUUNINTA EE IBNU BAAZ OO QABTAY DAWRO SHARCI AH +(SAWIRRO)
MARKAZKA DACWADA IYO HANUUNINTA EE IBNU BAAZ OO QABTAY DAWRO SHARCI AH +(SAWIRRO)
(Muqdisho 31-03-2011) Markazka dacwada iyo hanuuninta ee Ibnu baaz, faraciisa Ceelasha biyaha oo la furay bishii April 2010 ,ayaa wuxuu degaanka Ceelasha biyaha ka wadaa hawlo isugu jira dacwo,tababaro farsamo,iyo daryeelka dadka jilicsan oo uu gaadhsiiyo tabaruucaadyo wakhtiyada qaarkood.
Dufcadii Afraad ee ka qalin jebisey Markaska Imaamu shaafici ee Magaalada BURCO oo ay kasoo qayb galeen Culimo iyo salaadiin.(SAWIRRO)
Xaflad qalin jebin ah oo ay ka soo qayb galeen Culimada Waaweyn ee gobolka togdheer,Salaadiin iyo weliba masuuliyiin kale ayaa Jimcihii, 01.10.2010. ka dhacday xarunta Machadka Culuumta sharciga ah ee Markaska dacwada iyo hanuuninta ee Imaamu Shaafici ee Magaalada Burco.
Xafladan oo ahayd qalin jebinta dufcadii Afraad ee ka qalin jebisa Markaska Imaamu shaafici waxay ka koobanaayeen 89 Arday oo isugu jira 22 arday oo Wiilal ah iyo 67 Gabdhood.
Kaalin intee le’eg ayay Jamciyadda Alxikmah kaga jirtaa
Jamciyadda khayriga ah ee Alxikmah oo lagu aasaasay Wadanka Denmark sanadkii 1999,kana hirgelisay
Saddex Markaz oo waaweyn magaalooyinka Muqdisho,Burco iyo Gaalkacayo,
waxay hadda dadaal balaadhan ugu jirtaa guud ahaan sidii ay dadka Soomaaliyeed uga gacan qaban lahaayeen dhinacyada tayaynta waxbarashada,daryeelka dadka jilicsan sida dadka danyarta ah,
Fadliga sadaqada iyo qisooyinkii qaybtii 17-aad
Axmad Cabdisamad
Bukhaari iyo Muslim ayaa Abuu Hureyra ka wariyey in uu maqlay nabiga (scw) oo dhahaya: (Seddex reer Banii Israa’iil ah (mid baras qaba, mid Alle u xiir ah oo aan timo lahayn iyo mid indhool ah ayaa Ilaahay doonay in uu imtixaano, markaas ayuu u soo direy malag, markaas ayuu u yimid kii baraska qabay, wuxuuna ku yiri: maxaad ugu jeceshahay?, markaas ayuu yiri: waxaan ugu jeclahay midab wanaagsan iyo maqaar wanaagsan iyo in uu iga tago kan (xanuunkan) dadku iiga yaqyaqsaday (igu nacay).
Markazka Dacwada Ibnu Baz oo xarun ka furtey Ceelasha Biyaha29/04/2010
Deegaanka Ceelasha Biyaha ee Gobolka Shabeelada Hoose waxaa laga furey farac ka mida Markazka Ibnu Baz ee Dacwada iyo Tacliinta oo si weyn looga yaqaano Dalka iyo Dibada.
Xaflad si weyn loo soo agaasimey oo ka dhacdey xarunta cusub ee Markazka ee Deegaanka Ceelasha Biyaha ayaa lagu furey, waxaana Xaflada furitaanka ka soo qeyb galey dadweynaha deegaanka, Culimo iyo Mas’uuliyiin.
Mashruuca Gaalkacyo & marxaladihii uu soo maray
Dhinacyada ku hawlan dhismaha markaska waxay horay isula jaangooyeen in markaska lagu soo afjaro mudo lix bilood aha kuna ekayd 31-12-2009. sida muuqata dhismuhu wakhtigii loogu talo galay dibuu uga dhacay sababo la xariira hawlaha dhismaha oo si ku talo gal ah hakad u galay bilihii September ilaa December. Ilaahay fadligiis markasku wuxuu marayaa heer gabogabo.
WarbixiKooban oo ku saabsan marakaska imaamu shaafici ee magaalada Burco
Markazka Dacwada iyo Hanuuninta ee Imam Shaafici ee Magaalada Burco ee Gobolka Togdheer. Ugu horayntii waxaa Markazkan hirgeliyey Jamciyadda khariga ah ee Alxikmah,iyo dadweynaha gobolka oo ka qaatay kaalin weyn,waxaana la furay 17/08-1426H=20/09-2005.M. waxaana furitaankiisii goob joog ka ahaa qaybaha kala duwan ee bulshadu ka kooban tahay,sida Culimada,Cuqaasha,Hay’adaha nabadgelyada iyo masuuliyiin ka tirsan maamulka Gobolka
Warbixin:- Markaska Al-xikma ee dacwada iyo hanuuninta ee magaalada Gaalkacyo
Faafinta iyo barista diintu waxay ka mid tahay waajibaadka waaweyn ee Ilaahay saaray nabiyaasha iyo dadka rumeeyay, waxayna laga ma maarmaan u tahay hagaajinta iyo horumarinta bulshada, qofka ka shaqeeyana Ilaahay wuxuu u yaboohay ajar weyn.












